Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo la xiray xili lagu guda jiro Maalinta labaad ee ciida

Ciidanka dowlada ayaa saaka xiray qaar ka mid ah wadooyinka magaalada Muqdisho, xili lagu guda jiro maalinta labaad ee ciidul adxaa. Wadooyinka xiran ayaa waxaa ka mid ah Maanaboliyo, afarta jardiino, Isgoyska Jubba iyo kuwo kale oo ku yaalla woqooyiga Muqdisho. Ciidamada ayaa wadooyinkan ka celinaya dhamaan gaadiidka dadweynaha iyo kuwa xitaa masuuliyiinta u shaqeeya … Continue reading Qaar ka mid ah jidadka Muqdisho oo la xiray xili lagu guda jiro Maalinta labaad ee ciida